Thursday, June 26, 2025

Xaflad lagu sagootinayo Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Caawa ka socota Kismaayo [Sawirro – Toos]

Xaflad sagootin ah oo si weyn loo agaasimay ayaa caawa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Xaflada oo ka dhaceysa xarunta Madaxtooyada oo saaran xeebta badweyne India ayaa waxaa ku sugan qeybaha bulshada iyo mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland, waxaana lagu wadaa inay khudbado ka jeediyaan Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Ra’iisal wasaare Kheyre oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ayaan weli la shaacin qodobadda heshiiska dhex maray labada dhinac oo khilaaf muddo jiitamayey u dhaxeeyay.

DAAWO SAWIRRADA

TOOS U DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON