Tuesday, July 15, 2025

Xildhibaan C/llaahi M. Nuur oo jawaab kulul ka bixiyey War-saxaafadeedkii Wasaaradda Amniga [Akhriso Qoraal Culus]

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga xukuuamadda Soomaaliya oo ku saabsanaa dhacdo uu ku lug yeeshay oo dhowaan ka dhacday degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka oo dhowaan noqday guddoomiyaha qeyb ka mida Kutlad la baxday Horeusocod ayaa waxba ka ma jiraan ku tilmaamay qoraalkii kasoo baxay wasaaradda Amniga isagoo sheegay in si bareer ah rasaas loogu riday, laguna hor gooyey gaari tikniko ah, ayna ka soo gaareen oo ciidamo ilaalo u ahaa.

Qoraalka oo ku socday guddoomiyaha Baarlamaanka ayuu ku dalbaday baaritaan madax bannaan oo lagu sameeyo falka lagula kacay, isagoo sheegay inaan lagu kalsoonaan karin baaritaanka xukuumadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON