Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Sharciga uu shalay saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee Batroolka aanu marin hab raaci sharciga ahaa.
Wuxuu qoraalkiisa ku doodayaa in qaabkii ay Aqalka sare u ansixiyeen sharcigaasi aanu ahayn mid waafaqsan hab-raaca sharci dejinta dalka iyo Aqalka sare u yaalla oo tirada lagu ansixiyey ay ahayd mid aad u yar, isla markaana ay ka hor jeedaan maamul goboleedyada dalka, sida uu yiri.
AKHRISO QORAALKA
Warar Xul ah