Siyaasiyiinta culus ee Koonfur Galbeed oo jebiyay xayiraadii uu Lafta-gareen saaray xildhibaannada laga soo doortay Baydhaba iyo Baraawe
Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shahaado iyo Aqoonsi siinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, iyadoo xildhibaannadii ugu horeeyay ee ka soo jeeda K/Galbeed ay maanta qaateen Shahaadooyinkooda.
Xildhibaannada ka mid ah kuwa Koonfur Galbeed ku metalaya Baarlamaanka Federaalka ee qaatay Shahaadooyinka waxaa ka mida Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, Shariif Maxamed Cabdalla iyo C/llaahi iyo Abdullahi Adan Ahmed.
Liiska xildhibananada maanta la siiyeey Shahaadooyinka oo weli socota, waxay kala yihiin:
- Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) HoP#166
- Mohamed Abdullahi Keyse HoP#073
- Sadiya Yasin Haji Samatar HoP#129
- Hassan Abdi Ismail HoP#217
- Omar Ibrahim Hashi HoP#114
- Roda Arab Abdi HoP#219
- Khadra Mohamed Tukale HoP#274
- Sahra Olad Abdi HoP#018
- Zamzam Dahir Mohamud AS#12
- Leila Ahmed Ismail AS#37
- Ahmed Mohamed Ali AS#21
- Noradin Abdullahi Olujog GSH#246
- Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24
- Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069
- Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19
- Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031
- Ali Shaban Ibrahim AS#23
- Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20
- Salah Ahmed Jama AS#34
- Guled Bihi Abdi GSH#255
- Ahmed Osman Dirie GSH#233
- Abdinur Ali Aden GSH#028
- Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107
- Abas Ali Ibrahim GSH#111
- Mohamed Abukar Ali GSH#025
- Adar Hared Jibril GSH#132
- Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124
- Bihi Iman Egeh GSH#237
- Abdiqani Ismail Said GSH#241
- Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272
- Adnan Osman Elmi GSH#236
- Omar Yusuf Qaladid GSH#136
- Ahmed Mohamud Jama GSH#029
- Nasro Mahdi Arale GSH#023
- Leylo Nur Maah AS#07
- Sahra Jama Ali GSH#134
- Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127
- Hassan Dahir Yarow AS#05
- Zaynab Mohamed Amir GSH#267
- Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120
- Yusuf Mohamed Ismail GSH#118
- Ilyas Badal Gabose AS#01
- Mohamed Hassan Adam GSH#133
- Hamza Abdi Barre GSH#203
- Abdi Hashi Abdullahi AS#33
