Friday, July 11, 2025

Xildhibaanno saxiixay Mooshin ka dhan ah Ra’iisal Wasare Kheyre & Guddoonka Baarlamaanka oo…

Wararka laga helayo Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ay gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Xildhibanno gaaraya 23 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin Gole soo joojin ah oo lagu dalabaday inuu  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda horyimaado Baarlamaanka, waxaana Moosghinkaasi qabtay Guddoonka Golaha Shacabka.

Arrintan ayaa ka danbeysay dood saddex maalmood qaadatay  oo xildhibaannada Baarlamaanka ay uga doodeen amniga dalka, iyadoo qaar ka mida xildhibaannada ay dalbadeen inuu is casilo Ra’iisal wasaare Kheyre.

Xildhibaannada mucaaradka ayaa guul weyn u arka inay soo gole joojiyaan Ra’iisal wasaare Khayre oo Baarlamaanka hortiisa ay su’aalo adag ku weydiiyaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON