Friday, June 27, 2025

Xilliga la dooranayo Xildhibaanada Aqalka sare ee Dirta Waqooyi oo la shaaciyay [Akhriso]

Guddiga doorashooyinka beelaha Waqooyi ayaa shaaciyay xilliga la dooranayo xildhibanada Aqalka sare ee kasoo jeeda Somaililand.

Guddiga ayaa sheegau in doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi ay dhici doonto 240ka Disembar oo ku beegan Sabtida soo socota.

Musharixiinta u taagan 11-ka xildhibaan ee Aqalka sare, kana soo jeeda Somaliland ayaa hore loo shaaciyay, waxaana Gudiga Doorashooyinka dirta Waqooyi oo uu madax u yahay Jaamac Maxamed Qaalib ay sheegeen inay diyaar garowga doorashada ay meel fiican mareyso.

Doorashada Aqalka hoose ayaa ka dhigan inay dib u dhac ku imaanayo Doorashada guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON