Monday, June 23, 2025

XOG: Alshabaab-ka ku dhex jira Dowladda & Qeybahooda kala duwan [Dhageyso Baarista]

Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay’adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay u howlgalaan, waxayna arrintan si weyn u soo shaac baxday, markii xarunta Gobolka Banaadir ay qarxisay haweeney indhoole ahayd oo muddo ahayd agaasime ka tiran Maamulka G/Banaadir.

Galaangalka ay Alshabaab ku dhex leeyihiin Hay’adaha dowladda iyo sida ay u kala qeybsamaan iyagoo adeegsanaya farsamooyin kala duwan ayaa waxaa ka hadlaya agaasimihii hore ee NISA C/raxmaan Tuuryare, Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda NISA iyo xubno kale, iyagoo sheegay in jiraan xubno badan oo xiriir la leh Alshabab.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA EE VOA-DA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON