Monday, July 14, 2025

XOG: Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Taabit oo yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.

Kulankan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee dhex maray labada dhinac ayaa wararku sheegayaan inay socdaan wadahadalo iyo kulamo la doonayo in la isugu soo dhoweeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Taabit, waxaana arrintan ku jiray xubno ka tirsan labada gole.

Wararka ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo weli rajo ka qabo inay wada shaqeeyaan  iyadoo khilaaf xoog leh aanu dhex oolin, laakin waxaa ku dhex jira xubno ku dhow madaxweynaha oo dagaalka qeyb ka ah.

Sidda ay wararku sheegayaan Taabit ayaa diyaar u ah la kulanka saaxiibkiis madaxweyne farmaajo, iyadoo aan la ogeyn inuu la shaqeyn karo kooxda Nabad iyo Nolol ee ku wareegsan Madaxweynaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON