Monday, June 23, 2025

Xubin khilaaf dhex maray Musharax Caan ah oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug

Iyadoo ay socoto doorashada Guddoonada Guddiyada Doorashada ee heer Maamul Goboleed ayaa isla maanta la doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Maamulka Galmudug.

Xilka Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug ayaa loo doortay Maxamed Daahir Guuleed, iyadoo aan jirin cid la tartantay, halka guddoomiye ku xigeenka Guddiga loo doortay Saacid Aadan Jaamac.

Maxamed Dahir Guuleed oo hadda noqday Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Hirgalinta Doorashada Galmudug ayaa waxaa si weyn uga horjeeday oo khilaaf shaqsi ah kala dhaxeeyay musharaxa Madaxweynaha ee C/raxmaan C/shakuur.

Ad

Wararka ayaa sheegaya in arrintaasi si gaara loo xalinayo, kadib markii ay guuldarreysteen dadaalladii lagu doonayay in Guddiga Galmudug looga saaro Ninkan oo taageero ka heystay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON