Xkuumadda Xilgaarsiinta Ra’iisal Wasaare Maxamed Ibraahim Rooble ayaa heyleysa lacagtii ugu horeysay ee Beesha Caalaka ku bixineyso Doorashada Dadban ee Soomaaliya 2021.
Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya deeq lacageed oo gaareysa 7.M (Todobo Milyan iyo Labo Boqol Kun oo Doolar) oo qeyb ka ah Miisaaniyada doorashooyinka dalka.
Lacagtan ayaa lagu fudueyn doonaa qabashada iyo dardargalinta doorashooyinka oo si gaabis ah ku bilowday, waxaana lacagtan maamulaya Guddiga farsamada ee uu magacaabay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
