Monday, July 14, 2025

Xukuumadda Somalia oo Dh/mareeb uga dhawaaqday Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug. [Akhriso]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib magaalada Dhuusamareeb uga dhawaaqday dhismaha Guddiga Qabanqaabada Dib u heshiisiinta Galmudug.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye, waxaana Guddigan loo magacaabay 12 xubnood oo ka soo kala jeeda beelaha Galmudug, iyadoo ay ka dhex muuqdaan taageerayaasha xukuumadda iyo Ra’iisal wasaaraha.

Magacyada Guddiga ayaa kala ah:

1- C/raxmaan Macalin Baadiyow

2- Maxamed Nuur Gacal

3- Maxamed Maxamud Gacmadhere

4- Aadan Cusmaan Xuseen

5- C/kaafi Maxamed Maxamud

6- Xasan Maxamed Jimcaale

7- Cabdi Xaaji Liibaan (Dhabancad)

8- Faduama Axmed Caalin

9- Cabdi Maxamed Jaamac

10- Mahad Aadan Guuleed

11- C/llaahi Aadan Hashi

12- Sahra Colaad Abdi

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON