Monday, July 7, 2025

Xukuumadda Somalia oo soo saartay Hab-raaca Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada [Akhriso 27-ka Qodob]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diida iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lag qeexay 27 Qodob oo loo marayo Doorashada Dowlad Goboleedyada, waxaana qodobadan ugu horeeya maagcaabidda Guddi oo loo dhan yahay, kasoo ka shaqeeya xildhibaannada Dowlad Goboleedyada, waxayna ku soo beegantay iyadoo doorashooyin laga qabanqaabinayo maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo khilaaf kala dhaxeeyo dowladda Federaalka.

Axmed Madoobe ayaa iskuu u magacaabay Guddi Doorasho oo soo xulaya xildhibaannada ay soo gudbiyaan odayaasha Dhaqanka, kaasoo ay ka hor yimaadeen musharixiinta xilka madaxweynaha ee maamulkaasi, halka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale uu diidan yahay inuu sanadkan doorasho qabto.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON