Wednesday, July 9, 2025

Xukuumadda Somaliya oo soo saartay Qaabka loo marayo Doorasho cusub oo ka dhaceysa Jubbaland [Akhriso Qoraalka]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada madaxweynahamaamulkaasi.

Xukuumadda Soomaaliya oo sharci darro ka dhigrtay Doorashooyinkii uu kusoo baxay Axmed Madoobe ayaa hadda qabanqaabineyso Doorasho cusub oo ka dhacda Jubbaland, waxayna qoraal ka kooban lix bog ku faahfaahisay qorshaha xulista Baaralmaanka cusub ee Jubbaland iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo dhici doonta sanadkan.

HOOS KA AKHRISO

Image may contain: text
Image may contain: text
Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON