Wednesday, June 25, 2025

Xukuumadda Soomaaliya oo Dalka ka Mamnuucay Hay’adda Sahan Research [Akhriso War-saxaafadeed]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research.

War-saxaafadeed Caawa kasoo baxay wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maanta 17 Disembar 2018 Hay’adda Sahan Research laga joojiyey, lana mamnuucay dhammaan wixii shaqo ahaa ee ay ka waday wadanka, sababo la xiriira Amniga Qaranka, Xasiloonida iyo midnimada dalka.

Hay’adda Sahan Research waxaa madax ka ah ninka lagu magacaabo Matt Byrden oo hore uga tirsanaa Guddigii cunaqabateynta UN Monitoring Group ee Soomaaliya, kuna caan baxay inuu u ololeeyo Gooni isu taagga Somaliland.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON