Xukuumadda Soomaaliya oo Safaaradda dowladda Qatar u fasaxday inay Dalka ka dhoofsato Duurjoog [Qoraal]

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa u ogolaaday Safaarada Qatar inay dalka ka dhoofsato Duurjoog.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo uu ku saxiixan yahay Agaasimaha guud ee wasaaradaasi Maxamed Cumar Nuur ayaa lagu sheegay in safaaradda Qatar loo fasaxay inay dhoofsadaan 14 noole oo duurjoog ah, nooceeduna yahay Sagaaro, kuwaasoo la sheegay in la baaray caafimadkooda.

Amiirada dalalka Khaliijka ayaa si weyn caan ugu ah ugaarsiga, waxaana hadiyad lagu siiyaa Duurjoog kala duwan, sida ka dhacay Somaliland iyo dalal badan oo Afrikaan, laakiin waa markii ugu horeysay si rasmi ah loogu fasaxo mudooyinkan danbe.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,934FansLike
554FollowersFollow
2,433FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,933FansLike
554FollowersFollow
19FollowersFollow
2,432FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!