Tuesday, July 8, 2025

Yaa loo magacaabi doonaa Taliyeyaasha Ciidamada Booliska & Nabadsugidda Soomaaliya..?

Wararka laga helayo xafiiska a’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inay gabagabo tahay magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo muddo saddex bilood ah bannaan.

Xogta la helayo ayaas heegaysa in lagu heshiiyay in labaa jago la kala siiyo beelaha Daarood iyo Hawiye, iyadoo miiska lasoo saaray shaqsiyaad dhowr ah oo ay kala wataan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jira in la buuxiyo jagooyinkan oo laga qaaday taliyeyaashii hore.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Shirka Golaha wasiirada ee maanta lagu wado in la hor keeno taliyeyaaha cusub si loo ansixiyo, waxaase jira khilaaf ku saabsan xubno loo soo xulay xilkaasi oo uu ka hor yimid agaasimaha madaxtooyada.

HOOS KA AKHRISO QORMADII HORE

 

XOG: Yaa loo Magacaabi doonaa Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka NISA..? [Liiska musharixiinta]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON