Saturday, May 30, 2020
More

    Ahlu suna oo ka hor timid Guddiga Farsmada Maamul u sameynta Galmudug ee Xukuumadu magacawday [Akhriso]

    Qoraal ka soo baxay Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Dhismaha Guddiga aanu waafaqsaneyn Dastuurka Federaalka iyo kan Maamulka Jubbaland.

    Madaxa xukuumadda Galmudug oo sidoo kale metalaya Ahlu suna ayaa sheegay in dowlad Goboleedka Galmudug ay xaq u leedahay inay aayaheeda ka tashato, isla markaana ay dhisato maamulkeeda, wuxuuna caddeeyay inaysan aqoonsaneyn Guddiga ay magacawday xukuumadda Soomaaliya, isagoo ka digay in dowladda Somalia aysan sabab u noqon qalalaase siyaasadeed iyo kala fogaasho ay dib ugu laabato Galmudug.

    Ad

    HOOS KA AKHRISO

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    143,320FansLike
    1,593FollowersFollow
    5,276FollowersFollow
    143,320FansLike
    1,593FollowersFollow
    5,276FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN