Friday, April 19, 2024

AKHRISO DOKUMENT: Qaabka Fahad Yaasiin Xilalka uga qaado shaqaalaha Madaxtooyada

Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin  Xaaji Daahir ayaa muujinaya qaab cusub oo xilalka looga qaado shaqaalaha iyo madaxda Madaxtooyada Soomaaliya.

Agaasimihii howlaha guud ee Madaxtooyada C/raxiim Ibraahim Muudey ayaa dhowaan waxaa xil ka qaadis ku sameeyay Fahad Yaasiin, iyadoo uu markii hore damcay inuu si afka ah xilka uga eryo, laakiin markii ku adkeystay in si sharci ah xilka looga qaaday ayuu Agaasimaha madaxtooyada soo saaray qoraalka xil ka qaadistiisa.

Qoraalka waxaa ka muuqda inuu awood adeegsanayo ka sokow in mas’uulka loola dhaqmay si dembiile kiis lagu helay, waxaana la isugu daray in xilka laga wareejiyay, in furayaasha laga qaado iyo inuusan soo geli karin Madaxtooyada.

Ad
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin  Xaaji Daahir
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin  Xaaji Daahir

Arrintan ayaa muujineysa hab dhaqanka uu Madaxtooyada ku soo kordhiyay agaasimaha cusub oo aan weligiis xil dowladnimo soo qaban.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

- Advertisement -

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON