Labada dhinac ee Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray heshiis lagu qaboojinayo xiisadii ka dhalatay dhacdooyinkii 19-ka Febraayo.
Heshiiska oo ka kooban lix qodob ayey dowladu ku caddeysay inay ka xun tahay wixii dhacay 19-kii Febraayo 2021, iyadoo dib loo dhigay bannaanbaxii Musharixiintu shaaciyeen inuu dhacayo 26-ka febraayo oo ku beegan Berri.

HOOS KA AKHRISO QODOBADDA HESHIISKA

