Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Jadwalka Hadal-jeedinta Shirka Afisyoone (Madaxweynihii hore ee Farmaajo oo khudbad ku leh)

Waxaa Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka bilowday munaasabad lagu so xirayo Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka oo lagu saxiixayo Heshiiskii labaad ee Dooraahaada.

Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu gaaray Heshiis, waxaana xafladda oo hadda furmaya ka qeyb galaya madaxda dowladda, dowlad Goboleedyada, Musharixiinta iyo marti sharaf kale.

Waxaa munaasabadda khudbado ka jeedinaya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka, qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharixiinta, Wakiilo ka socda Ururada Bulshada rayidka iyo Beesha Caalamka.

No photo description available.

Hoos ka Akhriso Jadwalka hadal jeedinta ee shirka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON