Guddiga Maamulka doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska 16 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, laguna dooran doono magaalada Muqdisho.
“Waxaa aanu shaacinaynaa in Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ay u soo gudbiyeen GHDHF in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS sidaa darteed waxa aanu ku wargalinaynaa beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay yimaadaan xarunta Guddiga SEIT” ayuu yiri lagu yiri qoraal ka soo baxay Guddiga here Federaal ee Doorashada FEIT.
kuraastan waxaa qaarkood ku fadhiya, wasiiro iyo xildhibaano caan ah, waxaana ka mida:
HOP#201: C/raxmaan Ducaale Bayle
HOP#209: Axmed Dhimbil Roble Casoowe (Geeriyooday)
HOP#211: Caasho Koos Mohamud Omar
HOP#257: Cabdalla Xaaji Cali
HOP#260: Faaduma Odawaa Raage
HOP#037 Huda Axmed Cali
HOP#262: Fawsiya Yuusuf Xaaji
HOP#264: Cabdifatah Ismaciil Dahir
HOP#242: Faaduma Ismacil Xuseen
HOP#229: Cabdullahi Cusman Ducaale
HOP#270: Zakariye Xuseen Arreh
HOP#271: Cabdirahman Maxamud Caateye
HOP#255: Axmed Maxamud Maxamed
HOP#254: Jaamac Maxamed Askar
HOP#236: Adnan Cisman Cilmi Boqorre
HOP#244: Sacid Maxamed Maxamud Xayd

