Tuesday, July 15, 2025

Akhriso: Magacyada musharixiinta Aqalka Sare ee Somaliland oo maanta la dooranayo

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in maanta Magaalada Muqdisho lagu dooran doono saddex kursi oo ka mida xubnaha Aqalka sare ee ka soo jeeda Somaliland.

Saddexda Kursi ee maanta la dooranayo ayaa ka mida 5 kursi oo ka harsanaa aqalka sare kuwaasoo loo xayiran yahay si Aqalka sare u doorto guddoonkiisa, isla markaana hore loogu wado doorashada madaxweynaha.

Saddexda kursi waxaa u tartamaya  10 musharaxa sida ay qoraal ku soo saareen Guddiga Doorashooyinka, waxayna magacyadooda kala yihiin:

Kursiga Kowaad waxaa ku Tartamaya Musharaxiinta kala ah:

1- Xuseen Ceelaabe Faahiye

2- Maxamed Aadan Waaberi

3- Axmed Cabdi Faahiye

4-Ayuub Cismaaciil Yuusuf.

Kursiga Labaad waxaa ku Tartamaya Musharaxiinta kala ah::

1-Hodan Abuukar Xuseen

2- Deeqa Xasan Xuseen

3- Amran Cilmi Fariid

Kursiga Saddexaad waxaa ku Tartamaya Musharaxiinta kala ah::

1-Cumar Maxamed Aadan Qaadi

2- Nuuro Faarax Jaamac

3- Caasho Axmed Cabdalla

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON