Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo shaacisay magaca & Beesha Darawalkii waday askartii weerartay Xarunta Madaxtooyada

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay nin kale oo ka mida maleeshiyadii kooxdaasi ee habeenkii Jimcaha ee 23-ka Bishan weerarka ku qaaday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Wareysi lala yeeshay ninkan oo lagu magacabo Maxamed C/raxmaan Cabdullaahi oo  (Anas) ayaa lagu sheeay inuu ahaa ninkii waday gaarigii siday askartii Alshabaab ee weerartay xarunta madaxtooyada, isagoo la sheegay inuu sidii loogu talogalay u fuliyey howshiisii, kadibna ka qeyb galay weerarka.

Ninkan Maxamed C/raxmaan Cabdullaahi ayay Alshabaab ku sheegtay inuu ksoo jeedo Beesha Raxanweyn, gaar ahaan jufada Boqol hore ee degta gobollada Bay iyo Bakool, waxaana ninkii labaad ee Alshabaab shaaciso, kaasoo qeyb ka ahaa weerarradii Muqdisho ruxay habeenkii jimcaha ee la soo dhaafay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON