Sunday, July 13, 2025

Aqalka Sare oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Somaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare aya magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii Senatoorada qaab maamul Goboleed ahaan ah usoo xusheen.

6-da xubnood ee Aqalka Sare uga mid noqonay doonto Guddiga doorashada Madaxaweynaha ee labada aqal ku mideeysan yihiin ayaa kala ah:

1- Cali Maxamud Gacal (Southwest)

2- Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar (Somaliland)

3- C/qani Geelle Maxamud (Puntland)

4- Farxaan Cali Maxamud (Galmudug)

5- Ibraahim Awgaab Cusman (Jubaland)

6- Zamzam Cabdullahi (Hirshabelle)

Guddiga waxaa ansixiyey xubnaha Aqalka Sare oo kulankoodii maanta ay gacantaag ku taageereen 38 Senator, halka uu ka aamusay hal Senator.

10 Xubnood oo ka imaanaya Golaha Shacabka, xubin uu Guddoonka Golaha Shacabka soo xuli doono ayaa noqon doona Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo maamuli doona dhammaan arrimaha Doorashada Madaxweynaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON