Sunday, July 13, 2025

Axmed Madoobe oo jawaab kulul ka bixiyey Qoraalkii xukuumadda Somalia [Gorgortan kama galeyno Doorashada]

Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn doorashooyinka Jubbaland.

Maamulka Jubbaland ayaa caddeeyay inuu go’aansaday in mas’uuliyadda Doorashada ay gebi ahaan leedahay Jubbaland, waxaana looga digay dowladda federaalka inay faragelinta ka joojisay maamul Goboleedka Jubbaland, iyadoo qaadi doonto wixii cawaaqib xumo ah ee ka dhasha falalkeeda.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON