Friday, July 11, 2025

Burcad hubeysan oo lagu qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo dhaawac…

Read more: Burcad hubeysan oo lagu qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo dhaawac…

Maamulka deegaanka Daarusalaam ayaa sheegay in ciidamada ammaanka gacanta ku dhigeen saddex nin oo burcad ah oo mid kamid ah la dhaawacay iyo labo mooto Bajaaj.

Kooxdan Burcada ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada Amniga degaanka Daarusalaam, degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, markii ay dadka degaanka ku wargeliyeen kooxda dhaca ku heysay dadka dageeanka.

Mid ka mida dableyda ayaa howlgalka ku dhawacmay, waxaana la qabtay burcadii iyo Mootadii ay wateen oo loo gudbiyay saldhiga ciidmaad ee degaanka Daarusalaami, iyadoo la raadinayo rag kale oo kooxdan la socotay oo baxsaday.

Burcadda hubeysan ayaa si weyn ugu soo badatay xaafadaha magaalada Muqdisho , iyadoo dhac iyo dil joogto ah u geysta shacabka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON