Tuesday, June 24, 2025

C/raxman C/shakur: “Hadalkii Farmaajo ma ahayn mid u qalma Mansabkiisa Madaxweyne” Daawo jawaab kulul

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeedyay gunaanadkii shirkii wadatashiga ee lagu heshiiyey Hannaanka Doorashada 2020/2021.

Wuxuu sheegay in hadallo khaldan uu ku hadlay Madaxweyne Farmaajo, ayna soo baxday inaysan isu qalmin haddlada Farmaajo iyo mansabka xilka qaran ee uu hayo, isgoo cudurdaar siiyey Madaxda aamul Goboleedyada ee sida uu yiri uu ku gefay Madaxweynaha.

“Kaliya waxaa soo baxday in mansabka iyo qofka hadlaya aanu is lahayn..maqaaaamka uu ku fadhiyo aanu ixtiramin mar kale annagaa cudurdaar siineyna madaxda Maamul Goboledyada hadalkii deelqaafka ahaa ee Gogoshaasi uu ka yiri Madaxweynaha, waxaana ka rabnaa inaysan Mqdisho ka tegin in heshiiskaasi uu ka fulo oo Baarlamaanka la mariyo..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Hoos ka Daawo Shirka jaraa’id ee C/raxmaan C/shakuur

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON