Sunday, July 27, 2025

Ciidamo Boolis oo loo tababarrayo sugidda Amniga Magaalada Muqdisho [Daawo]

Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo tababarku uga socdo Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye waxaa booqasho ugu tegay xubno uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayna ka mid yihin Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Ciidamadan ayaa ka mida tiro sii badaneysa oo lagu kordhinayo Booliska Gobolka Banaadir oo loo xil saaray sugida amniga Caasimadda Muqdisho, waxaana si weyn looga dareemay magaalada howsha ciidamada booliska inkastoo amni darradii ay weli ka jirto.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON