Tuesday, September 9, 2025

DAAWO SAWIRRADDA: Ciidamada Booliska oo Dhoolatus cajiib ah ku soo bandhigay Xuska sanadguurada 74-aad

Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho munaasbadda sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.Dhoolatus ka dhacay Dugsiga sare ee Booliska  Jeneraal Kaahiye ayaa  waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Amniga, Xildhibaanno, Hoggaanka iyo Saraakiisha Booliska, Taliska Ciidanka Xoogga dalka, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo danjireyaal ka socdey Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay.

Qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska ayaa dhoola tus ka sameey fagaaraha Akaadimayadda Booliska, halkaas oo ay ku soo bandhigeen xirfadooda, qalabkooda iyo qaybaha ay ka kooban yihiin.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON