Thursday, April 18, 2024

Dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo loo qaaday Itoobiya iyo mas’uuliyiin sagootisay

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed oo ku dhaawacmay Weerarkii is-miidaaminta ee shalay lagula beegsaday magaalada Baardheree ayaa maanta loo qaaday dalka Itoobiya.

Guddoomiyaha oo ku sugnaa isbitaalka ATMIS ee Xalane ayaa maanta loo dhoofiyay magaalada Adis ababa oo caafimaad ahana lagula tacaail doono, waxaana garoonka Muqdisho ku sagootiyay xildhibaano iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Dhaawaca Gudoomiye Axmed Buulle ayaa u muuqday mid aan halis ahayn, isla markaana uu jab ka gaatay lugta Midig, halka xaaladiisa ay wanaagsan tahay.

Ad

Alshabaab ayaa sheegtay qaraxii shalay ka dhacay Baardheere, kaasoo qeyb ka ahaa weererro is daba joog ah oo Alshabaab ku beegsaday saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Gobolka Gedo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON