Sunday, July 13, 2025

DHAGEYSO Sheekh Shariif: “Xasan Sheekh Xaq uma laha inuu mar kale soo istaago…” [WEERAR CULUS]

Shariif Sheekh Axmed ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Shariifka oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu dhacay hantida, Qaran isla markaana ku fashilmay hogaanka dalka iyo balanqaadyadii lagu doortay oo dhan.

DHAGEYSO CODKA SHARIIF SHEEKH AXMED

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON