Sunday, June 22, 2025

Dhalinyarro Toogasho oo lagu dilay magaalada Mudisho iyo Faahfaahin laga helay sababta loo dilay

Faahfaahin ayaa laga helay laba nin oo dhalinyaro ah oo maanta lagu dilay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.

Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dishay gudaha Suuqa Bakaaraha, iyagoo kadibna goobta isaga baxsaday. Dhalinyarada la dilay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cali Axmed Xasan iyo Ismaaciil Axmed Siyaad.

Wararka ayaa sheegaya in dhalinyarradan ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dharc-adka ee Hay’adda Nabadsugida ee NISA. Labadan dhalinyaro ayaa lagu weerarray xilli ay la socdeen Mooto dhugdhugley ah nooca Fekon, waxaana la dhaawacay mid kale oo xaaladiisu culus tahay.

Ad

Al-Shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyada weerarka lagu dilaylabada qof oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Askarta Sirdoonka Dowladda Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON