Monday, June 23, 2025

Dil Toogasho ah oo lagu fuliyay 4 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka dhacay fulinta Dilal toogasho ah oo lagu qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo la sheegay in ahaayeen askar dil u geysatay saaxiibadood.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii xukunka Dil toogashada ah ku fulisay afar ka mid ah akarta ciidamada dowladda ee hore dil-sugaha u ahaa, kuwaas oo kal ah:

1- Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa

Ad

2- Cali Maxamuud Xuseen oo ciidamada Military-ga ka tirsanaa,

3- Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar oo Boolis ah

4- iyo Maxamed Nuur Sheikh Warre oo isagana ka tirsanaa ciidanka Booliiska.

- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegtay in dhammaan raggan saakay la toogtay ay horay u dileen saaxiibadooda shaqo wadaagga ay ahaayeen, waxaynka kiisaska dilalkooda ay dhaceen sanadkii 2022.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON