Monday, June 23, 2025

Dowladda Mareykanka oo hanjabaad culus soo dirtay Madaxda Soomaalida: “Waxaan la xisaabtami doonaa..”

Dowladda mareykanka oo hanjabaad culus u dirtay madaxda Soomaalida, iyadoo shegtay inay la xisaabtami doonto cid kasta oo carqaladeysa Doorashada.

“Waxaan mar labaad ugu baaqaynaa madaxda Soomaaliya inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ay shacabka Soomaaliyeed u sameeyeen in lagu soo dhameystiro doorashada baarlamaanka si lagu kalsoonaan karo oo daah-furnaan ah ilaa 25-ka Febraayo” ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Farriinta Mareykanka waxaa lagu soo gabagabeeyay: “Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqaladeysa hannaanka Doorashada”.

Ad

Dhowaan ayey ahayd markii ayuu Mareykanku shaaciyey inuu xayiraad kusoo rogayo madaxda dowladda Federaalka ee caqabada ku noqoda dimoqraadiyadda iyo Doorashada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON