Monday, August 4, 2025

FAAHFAAHIN: Weriye lagu dilay Qarax loogu xiray Gaarigiisa, Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa Qarax loogu xiray gaarigiisa ku geeriyooday Weriye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay TV-ga Kalsan ee magaalada Muqdisho.

Gaariga weriyaha ayaa qarxay xilli uu marayay degmada Wadajir agagaarka Suuqa Malayga oo u dhow suuqa weyn e degmada Wadajir, waxaana dhaawac culus uu soo gaaray dartii uu ugu geeriyooday isbitaalka markii la geeyay.

Warrka ayaa sheegaya Laba caruur ah oo gaariga la saarnaa ay ka badbaadeen Qaraxa, iyadoo  la dhigay isbtiaalka Medina ee magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON