Sunday, July 13, 2025

Farmaajo oo Villa Somaliya kusoo dhoweeyay Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxmaed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya kusoo dhoweeyay Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud.

Xsan Sheekh oo hadda degan hotel u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa amni ahaan loo xiray jidka KM4 ilaa Madaxtooyada, waxaana Villa Somalia kusoo dhoweeyay Farmaajo, iyagoo ka wadahadlay sida loo diyaarinayo xil wareejinta.

Waxaa la filayaa inay magacaabaan Guddi wadajir ah oo ka shaqeeya xil wareejinta iyo caleemo saarka madaxweynaha cusub oo hore xilka sidan oo kale ugu wareejiyey Maxamed C/llaahi Famaajo Febraayo 2017.

“‘Waxaan u mahadcelinayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo igu qaabilay xarunta madaxtooyada dalka, sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa dalalka aan walaalaha iyo saaxiibada nahay ee dalkeena u soo diray dhambaallada hambalyada ah’ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri Xasan Sheekh oo ka hadlay kulankii uu Villa Somaliya kula yeeshay madaxweynihii hore ee Farmaajo.

May be an image of 10 people, people standing, suit and outdoors
May be an image of 2 people, people sitting and suit
May be an image of 6 people, people sitting, people standing, suit and indoor
May be an image of 3 people, people standing and suit
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 6 people, people standing and outdoors

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON