Monday, June 23, 2025

Galmudug iyo Hirshabelle oo ka hor yimid Muddo kororsiga Farmaajo (Akhriso: War-saxaafadeed Xasaasi ah)

Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa War-Saxaafadeed wadajir ku shaaciyey inuu dalku doorasho degdeg aado, meeshana laga saaro wax kasta oo muddo korhin ah.

War-saxaafadeed 11 qodob ayey ku sheegeen Madaxda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen inay tixgeliyaan xaaladda amni iyo tan qalalaase ee dalku galay, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.

Waxay soo jeediyeen in dib loogu laabto wadahadal, isla markaana lagu saleeyo heshiiskii Doorashada ee 17-ka Septembar 2020.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON