Wednesday, June 25, 2025

Golaha Wasiirada cusub oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeelanaya [Akhriso Qoddobo xasaasi ah]

Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay la ansixiyay ayaa kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah maanta yeelanaya.

Kulankan oo ayaa wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha sheegayaan in looga hadlayo qodobbo ay ka mid yihiin:

1 – Dedejinta Xil la-wareegista wasiirada cusub

2- Howlaha shaqo ee xukuumadda cusub [100-ka maalmood ee hore]

3- Xaalada abaaraha dalka

4- Fulinta Xisaabtan gaara oo R’iisal wasaaraha u dhigay wasiirada.

Wasiirada cusub ayaa intooda badan ku sugan Muqdisho, waxaana ka mida xubno aan siyaasadda hore ugu lug lahayn oo ay markii ugu horeysay ee loo magacaabo maamulka xafiis dowladeed, taasoo ka mida waxyaabaha lagu dhaliilay xukuumadan.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa khudbooyinkiisa hore ku sheegay in wasiirada uu la xisaabtami doono, isla markaana shuruudo uu isagu dhigtay ay marid oonaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON