Friday, June 27, 2025

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyey xildhibaan tartan la’aan kusoo baxay Kursigii Beesha Mareexaan ee…

Guddiga Doorashada ee Galmudug ayaa goor dhoweyd shaaciyey Doorasho aan lagu tartamin oo ka dhacday magaalada Dhuusmareeb.

Kursiga HOP#089 oo uu hore ugu fadhiyey xildhibaan Cabdi Shire Cayaarjecel ayaa waxaa isu soo taagay seddaxda musharax oo kala ah:

1- Qaasin Cabdikariin Cilmiseed

2- Baar Maxamed Raage

3- Iyo Yaasiin Cabdi Jaamac

Guddiga aya asheegay inay tartanka ka tanaasuleen Yaasiin Cabdi Jaamac iyo Baar Mohamed Raage, iydoo ergadu gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Qasim Cabdikariin Cilmiseed. Waxaan ogol ugu codeeyey 101 oo dhammaan ergada.

Kursigan oo uu tartankiisa ka haray xildhibaan cayaarjecel ayaa la filayey inay lagu tartamo, laakiin wuxuu kusoo dhammaaday in qof loo xiro.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON