Friday, July 11, 2025

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo ku dhawaaqay Doorashada Gudoomiye cusub (Guddi la magacaabay)

Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa iska dhex dooranaya guddoomiye cusub, kadib markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii hore Maxamed Xasan Cirro oo lagu eedeeyay inuu ku xirnaa Villa Somalia.

Qoral kasoo baxay Guddiga ayaa lagu magacaaabay shan xubnood oo ah Guddi qabanqaabinaya Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee FIET oo dhici doonta maalmaha soo socda.

Guddoomiye Ku-xigeenka ahna siihayaha xilka Gudoomiyaha Guddiga Mowliid Mataan Salaad ayaa xubnaha soo socda u magacaabay qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha:

1- Axmed Aadan Dagaal

2- Yuusuf Maxamed Kheyr

3- Saclido Maxamed Mucid

4- Faadumo Maxamed Cabdullaahi

5- Sacild Abshir Cilmi

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON