Thursday, March 28, 2024

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Doortay Guddoomiye cusub (Waa kuma..?)

Doorasho goor dhoweyd ka dhacday xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xalinta Khilaafkaadka Doorashada Dadban.

Maxamed Cawil Warsame ayaa loo doortay guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka, kadib Doorasho aan cidna kula tartamin, markii uu tanaasulay musharixii la tartamayeyoo lagu magacaabo Mustaf Macalin Cali.

Guddoomiyaha cusub ayaa ka mida 7 xubnood oo uu soo magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, wuxuuna ka mid yahay taageerayaaha Rooble.

Ad

Arrintan ayaa ka dhigan in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu hadda heysto taageerada labada guddoon ee guddiyada Doorashooyinka Heer Fedearal FEIT iyo Xalinta khilaafaadka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON