Saturday, April 20, 2024

Guddoonka Aqalka Sare oo markii labaad shaaciyey xilliga la furayo Kalfadhigiisii Afraad

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen  furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare oo muddo dib u dhac ku yimid.

Kullanoo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayey uga doodeen qaabkii loo furi lahaa  furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare oo dib u dhac ku imid iyo caqabadaha hortaagan.

Senator C/kaafi Macalim Xasan oo ah Habdhowraha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la isku afgartay in ugu danbeyn la furo kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare 15-ka bishan October.

Ad

Aqalka Sare ay diiday inay ka mid noqdaan furitaanka kalfadhigii afraad ee Golaha shacabka, waxaana arrintaasi ay sabab uga dhigeen arrimo farsmo iyo amni, taasoo keentay inuu sii daba dheeraado furitaanka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON