Sunday, July 6, 2025

Haweeney Duq magaalo ka ahayd Beledweyne oo xilkii laga qaaday & mid kale oo la magacaabay

Maamulka Hirshabeele ayaa xilkii ka qaaday Haweeneyda Duqa magaalada ka ahayd magaalada Beledweyne oo ahayd qofkii ugu horeysay ee haween ah oo xilkaasi loo dhiibo.

Wareegto uu soo saaray Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii looga qaaday Safiyo Sheekh Xasan Jimcaale, waxaana Duqa magaalada Beledweyne loo magacaabay haweeney kale oo lagu magacaabo Nadar Tabaax Maalin .

Safiya Sheekh Xasan Jimcaale oo xilkaasi heysay muddo ka badan sanad xilkaasi heysay ayaa lagu eedeeyay inay inta badan ku sugneyd magaalada Muqdisho oo ay tegin magaalada ay xilka u heysay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON