Tuesday, August 5, 2025

Jubbaland oo ka hor timid Habraaca Doorashada Cusub ee Xukuumadda Somalia & Jawaab laga sugayo Axmed Madoobe

Maamulka Jubaland ayaa ku gacan seyraya qoraal kasoo baxay Waasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay qaabka loo marayo doorasho baarlamaan iyo madaxweyne oo ka dhacda Jubbaland.

Wasiirka Warfaafinta Jubbalanad Cabdi Xuseen Sheekh ayaa sharci darro ku tilmaamay habraaca doorashada ee ay soo saartay dowladda Federaalka, kaasoo uu sheegay inaysan waxba ka quseyn, isla markaana ay doorteen madaxweynaha iyo Baarlamaan Jubaland leedahay, iyagoo dhowaan caleema-saari doonaan madaxweynaha cusub.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay kulamo u socdaan madaxweyne Axmed Madoobe iyo xubnaha maamulkiisa oo la filayo inay maanta soo saaraan go’aan looga jawaabayo warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ka dhigtay Doorashadii uu ku soo baxay Axmed Maxamed Islaam, iyadoo markaas kadib ku dhaqaaqday xayiraad ay saartay maamulkaasi,

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON