Sunday, June 22, 2025

Jubbaland oo ku dhawaaqday inay qabaneyso Doorashada 14 Kursi oo ka mida Golaha shacabka (Akhriso)

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inuu qabanayo doorashada 14 kursi oo ka mida 43-ka xildhibaan ee Golaha Shacabka oo laga soo doorto maamulkaasi.

Qoraal kasoo baxay Guddiga SEIT ee Jubbaland ayaa lagu shaaciyey qabashada doorashada 14 kursi, iyadoo guddigu sheegay inuu dib kasoo sheegi doono kala horeynta doorashada kuraasta la shaaciyey oo kala ah:

Ad

1. HOP 028

2. HOP 082

3- HOP 093

- Advertisement -

4- HOP 107

5- HOP 108

6- HOP 111

7. HOP 113

- Advertisement -

8. HOP 114

9. HOP 118

10- HOP 120

11-HOP 126

12- HOP 134

13. HOP 203

14-HOP 217

Arrintan ayaa mugdi gelineysa go’aankii midowga Musharixiinta ku doonayeen inay ku joojiyaan Doorashada si dib loogu saxo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON