Friday, July 11, 2025

Lix Musharax oo ka haray Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeele (Akhriso Magacyada)

Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.

Guddiga Doorashada SIET ee Hirshabelele ayaa diiwaangeliyey 27 Murashax musharax oo ku tartami doono 8-da Kursi ee Hirshabeelle laga soo doorto, kuwaasoo buuxiyay shuruudihii Murashaxa Aqalka Sare.

Waxaa liiska musharixiinta ee uu soo saaray Madaxweynaha Hirshabaelle ka haray lix musharax oo iskood uga tanaasulay musharaxnimada, iyadoo aan shubin lacagtii laga gabay, waxayna kala yihiin:

1- Muxyadiin Hassan Afrax

2- Dr. C/raxmaan Muuse Xabbad

3- Mukhtaar Xuseen Axmed

4- Adna Xasan-Mahad Cabdi

5- Maryan Maxamed Kulow

6- Cabdala Maxamuud Cusmaan

HALKAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA LA DIIWAAN GELIYAY

A):

1. Muuse Suudi Yalaxow
2. Cabdullahi Sheekh Xasan
3. Axmed Xasan Caddow
4. Dr. Xasan Cadaay Cali

B)

1. Maxamed Amin Shiikh Cusmaan
2. Daaha Muhudiin Sh. Daaud
3. Axmed Maxamed Call (Afcadeey)
4. Yussuf Macalin Xasan (Filla-Dheere)

C)

1. Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)
2. Raage Xasan Cusmaan (Xuuti)
3. Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

D)
1. Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-Juun
2. Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)

E)

1. Call Shacbaan Ibraahim
2. C/Qaadir Xanafi Sheekh Bashiir
3. Cabdullahi Axmed Tawaad
4. Caasho Xuseen Abuukar
5. Cabdalle Cabdi Xuseen

F)

1. Xasan Iidow Muxumed Kobac
2. Cusmaan Axmed Macow
3. Cabdinuur Ibraahim Nuur

G)

1. Fartuun C/Qaadir Faarah Karaama
2. Sacdiya Yarrow Aadan

H)

1. Naciimo Ibraahim Yuusuf
2. Zamzam Cabdullahi Xuseen
3. Maxamed Macallin Xasan Kulmiye
4. Abuukar Xasan Call (Maqaneey)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON