Sunday, March 26, 2023

Maamule xarun lagu dhaqan-celiyo Dadka oo lagu dilay Muqdisho iyo Booliska oo qabtay…

Waxaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho nin maamul ka ahaa xarun lagu dhaqan celiyo dadka, iyadoo Booliska uu shaaciyey eedeysanihii falan dailka ah ka danbeeyay.

“Maanta abaara 02:30 Duhurnimo Degmada Howlwaddaag, waaxda xaawo-taako gaar ahaan agagaarka Masjidka Nasrudiin ayaa lagu dilay Marxum Cabdulqaadir Xasan oo 51 jir ahaa, kaas oo lahaa meel dadka lagu dhaqanceliyo, waxaana falkaas ku eedeysan Daahir Cali Xasan oo ka shaqeenayay goobta Marxuumka”. ayaa lagu yiri qoraal uu soo sarya Taliska Booliska ee Gobolka Banaadir

Ciidanka Saldhiga Boliiska Qeybta Guud gaar ahaan Ciidanka Degmada Howlwadaag ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigee eedeysanaha, isla markaana uu bilowday baarista kiiska dilka ah si cadaalada loo waafajiyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,959FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,958FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!