Monday, July 14, 2025

Madaxda Puntland, Hirshabelle & K/Galbeed oo soo saaray War-murtiyeed lid ku ah Dowladda Federaalka [Akhriso]

Shir ay magaalada Garowe ku yeesheen madaxa maamul Goboleedyada saddexda ah ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan heshiis ay ku gaareen inay iskaashi sameystaan.

War-mutiyeedka oo u badan iskaashi dhinacyada amniga, siyaasadda iyo Federaaleynta dalka, waxaa qodobkiisa ugu danbeeyay lagu taageeray go’aan ka soo baxay Wasiirada Maaliyadda dhammaan maamul Goboleedyada oo looga hor yimid Sharciga Canshuuraha oo xukuumadda Soomaaliya ay u gudbisay Baarlamaanka Federaalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Image may contain: text
Image may contain: one or more people, people sitting and indoor
Image may contain: 22 people, people smiling, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON