Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Maxamed Xasn (Lafta-gareen) ayaa Guddiga Doorashada ee Heer maamul Goboleed oo gaaraya 8 xubnood.
8-da xubnood ee Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa lagu dari doonaa 3 xubnood oo dowladda Federaalka soo magacabeyso kuwasoo ka shaqeyn doona doorashada ka dhaceysa magaalooyinka Baydhaba iyo Baraawe oo lagu dooranayo 69 xildhibaan oo ka midal Baarlamaanka Federaalka.

