Madaxweynaha Puntland Amarro Degdega kasoo saaray Dilkii Agaasimaha Dekadda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amarro degdeg ah kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu khaarijiyey Maamulihii dekadda Boosaaso ee Shirkadda P&O Poul Anthony Farmosa.

Madaxweyne Deni ayaa faray ciidamada Puntland inay heegan galaan oo dagaal adag lagu qaado kooxda argagixisada ah ee beegsanaya dadka Puntalnd iyo dhaqaalahooda, wuxuuna ku eedeeyay dad aan u dhalan Puntland.

Ad

Wuxuu Madaxweynaha Puntland tacsi u diray qoyska ninka ajnabiga ah ee lagu dilay Boosaaso, wuxuuna ciidamada Puntland ugu baaqay inaan wax naxariis ah loo gelin caddowga argagxisiada, wuxuuna dilka ka dhacay Boosaaso uu yahay mid ka dhan hay horumarka Boosaaso iyo Puntland.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

128,042FansLike
1,151FollowersFollow
3,347FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!